User Submitted Post Sheeko:War Maajo 30, 2015 Roobkii oo soo gaaray magaalada asagoo si xoog leh uga da’aya gudaha magaalada hargaysa iyo waddooyinka qaar oo biyo badan ay ku qulqulayaan waxaa sidoo kale la maqlayaa gugaca/onkodka roobka Taako/Ahwedweli