U bood dhigaalka

User Submitted Post

Sheeko:War

calankaas ay ku taallo ibkstallaauta saliibiyiinta insha allaah gacanta muslimiinta ku nool halkaan baa baabi,neysa waxaana laga xusi doonaa halkaan maalmo islaamka taaariikhdiisa qiima ku leh sida dagaalkii beder, furashadii mecca furashada wilaayada islaamiga ah ee aldul soomaal. Iyo maalmo kale oo xiiso insha allaah dhamaan dumarka dalkaanna xijaab bey qaadan doonaan kitaabka allaah baana lagu dhaqi doonaa. Ribo, zino, xumaan oo dhanna waa la suulin doonaa. NB. Fadlan fakradaheyga wa fakrado islaami ah adigoo u xilanaayoo sanuuuda ceyrta ah ha u gafin allahaaga ku sameystey waana kuu dan waxaan sheegey. Nabadi korkiina ha ahaatoU codee: 0 0