U bood dhigaalka

Villa Somalia Oo Faahfaahisay Shirka Asmara

Sheeko:Dalka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin laga bixiyay shir seddex geesood ah oo magaalada Asmara ka furmaya maalinka berri oo khamiis ah.

Shirkan oo ay ku kulmayaan Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eretariya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ku saabsan sida la soo sheegayo dhaqaalaha.

Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea Isaisa Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri ah ka furmo Asmara, waxaana shirkoodu uu qaadan doona illaa laba cisho isagoo qorshuhu yahay inuu soo idlaado 7-da bishan September.

HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA: