U bood dhigaalka

Waa Kuma Xildhibaanada Hadda Ku Fadhiya Kuraasta Doorashadooda Ay Shaaciyeen Guddiga SEIT Ee Jubbaland?

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland , ayaa shaaciyay liiska 13 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha sahcabka ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo .

Hadaba kuraasta doorashadooda ay shaaciyeen guddiga SEIT ee Jubbaland yaa ku matalayay afartii sano ee la soo dhaafay?

HOP#023: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan Cali Maxamed Muuse.

HOP#029: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Liibaan Cismaan Cabdiraxmaan.

HOP#072: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Cabdirashiid Maxamed Xidig.

HOP#079: Waxaa ku mataleysay  afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaanad Farxiya Xasan Axmed.

HOP#092: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Maxamuud Cabdullaahi Siraaji.

HOP#112: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed Xukun.

HOP#124: Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan Dheere).

HOP#127: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Cali Cismaan Xirsi.

HOP#130: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Maxamed Diiriye Khaliif.

HOP#132: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Ibraahim Maxamed Xuseen Buule.

HOP#133: Waxaa ku mataleysay  afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaanad  Luul Cabdi Aadan.

HOP#136: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan   Maxamed Cabdi Gaandhi kaas oo dhintay sanadkii hore ee 2021.

HOP#219: Waxaa ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay xildhibaan  Cabdifitaax Maxamed Cali.