U bood dhigaalka

Waa Sidee Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Ah In Waxbarashada Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir

Sheeko:Amniga

Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan in Dowladda Fedraalka Soomaaliya ay ku wareejiso Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Daawo Aragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho 

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Wareejinta Waxbarashada Caasimada

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/xukuumadda-oo-si-rasmi-ah-maamulka-gobalka-banaadir-ugu-wareejisay-maamulka-waxbarshada-caasimadda/

Goobjoog News