U bood dhigaalka

Waare oo Ka Tagay Xil Waqtigiisu Dhacay

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha saacadaha u harsan yihiin ee Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilka madaxweynnimo ee maamulka Hirshabelle.

Waare ayaa sabab uga dhigay kadib markii la diiday taladiisa aheyd in doorashada baarlamaaniga ah looga dib dhigo midda dowladda federaalka ah, laakin aan dheg jalaq loo siin.