U bood dhigaalka

Wadaad C/weli Cali Cilmi Yare Oo Geeriyoodey

Sheeko:Amniga

Waxaa goor dhow la xaqiijiyey inuu geeriyoodey wadaad C/weli Cali Cilmi Yare, kadib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen xarun uu ku lahaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Wariyaheena Cali Cayn ayaa soo sheegaya in Wadaadkan iyo sidoo kale dad ka badan 10 ay goobta ku dhinteen, iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay.

Ciidamada Galmudug ayaa soo afjaray weerarkan Al-shabaab ku qaadeen xaruntan oo ay joogeen xer aad u badan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News