U bood dhigaalka

Waqooyiga Kuuriya Oo Dishay Wasiirka Waxbarashada

Sheeko:Dalka

Mas’uul u hadlay waqooyiga Kuuriya  ayaa sheegay in dalkaasi lagu daldalay  wasiirkii waxbarashada, isagoo tafaasiil intaa dhaafsan aan bixin.

Wasiirka hadda la dilay ayaa la sheegay in mar hore la dilay balse uu shaashadaha ka soo muuqday, dad badan ayaa ka shakisan dilka ninkan iyagoo qaba in laga yaabo in ay tahay iska hadal.

Waqooyiga Kuuriya ayaa waxaa ay caado ka dhigatay dilka madaxda, waxaana la sheegayaa in madaxweynaha uu dilay adeerkiisa 2013-kii.

Goobjoog News