U bood dhigaalka

War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Jubbaland oo Lagu Kordhinayo 10 Xubnood

Sheeko:Baarlamaanka

War saxaafadeed dhawaan kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu ku saxiixnaa afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa lagu sheegey in kadib wadatashi uu madaxweynaha la sameeyey odayaasha dhaqanka in la go’aansaday in baarlamaanka Jubbaland lagu daro 10 xildhibaan.

Arrintani ayaa waxa ay ka dambeysey kadib markii beelaha qaarkood ay cabasho ka muujiyee qoondada ay baarlamaanka ka heleen.

Hoos ka akhri war saxaafadeedka oo dhameystiran

War Saxaafadeed Jubaland