U bood dhigaalka

WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Ahlu-sunna Oo La Wareegay Degmada Dhuusamareeb

Sheeko:Dalka

Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in ciidamada Ahlu-sunna ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi.

Ciidamadaan oo aad u hubeysan ayaa saaka kusoo kalahay degmadaasi, iyadoo la sheegay in dagaal la’aan ay ku qabsadeen.

Ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugnaa ayaa la sheegay in degmadaasi ay uga baxeen dhanka waqooyi, waxaana degmada laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale