U bood dhigaalka

War Deg Deg ah : Shir Muqdisho Uga Furmay Baarlamaanka Kenya iyo Soomaaliya

Sheeko:Baarlamaanka

War hadda nasoo gaaray waxa uu sheegayaa in wafti balaaran oo ka socday baarlamaanka dalka Kenya iyo baarlamaanka Soomaaliya uu hadda kulan uga furmayo xarunta guddoonka baarlamaanka ee Vila Hargeysa.

Waftiga Baarlamaanka Kenya ayaa waxa uu ka koobanyahay 16 xildhibaan oo ka socda guddigayada difaaca iyo arrimaha dibada baarlamaanka dalkaasi, waxayna kulanka la yeelanayaan guddoonka baarlamaanka iyo waliba labada guddi ee dhiggooda ah.

Lama oga waxyaabaha rasmiga ah ee baarlamaanada ka wada hadlayaan, dib ayaanan kasoo gudbin doonaa faahfaahinta.

Goobjoog News