U bood dhigaalka

War Deg Deg ah : Xildhibaano Gudbiyey Mooshin ka Dhan Ah Kii Horey Madaxweynaha Looga Gudbiyey

Sheeko:Dalka

Illaa 126 xildhibaan ayaa lagu soo waramayaa in ay saxiixeen mooshin kasoo horjeeda kii horey madaxweynaha looga gudbiyey, waxaana gudbiyey illaa 40 xildhibaan.

Waxaa loo gudbiyey guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari .

93 xildhibaan ayaa horey u gudbisey mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud taariikhda markii ay ahayd 12-kii bishan Agoosto.

Goobjoog News