U bood dhigaalka

War Degdeg ah: Dagaal Beeleed Ka Socdo Bartamaha Beledweyn

Sheeko:Dalka

Waxaa xilliga dagaal ka soconayaa bartamaha Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan

Dagaalka oo daqiiqado ka hor bilowday waxaa la sheegayaa in ku saleysan yahay arimo Maamulka degmada la xiriira.

Dagaalka waxaa uu dhex marayaa labo beel oo deegaanka ah, Lama oga khasaaraha ka dhashay lakin wixii warar ah kala soco Goobjoog News.