U bood dhigaalka

War Degdeg ah : Xeer Illaaliyaha Guud oo Soo Saarey Amar Golaha Wasiirada Looga Mabnuucayo in y Dalka Ka Baxaan

Sheeko:Dalka

Xeer IllaaliyahaWar qoraal ah oo hadda kasoo baxay xafiiska Xeer Illaaliyaha Guud Axmed Daahir ayaa lagu amrey dhamaan golaha wasiiradda, gaar ahaan wasiirada, wasiiru dowlayaasha iyo wasiir ku xigeenada in aysan dalka dibada oga bixi karin illaa ay sameynayaan xil wareejin, lagalana xisaabtamayo xilkii ay hayeen.

Waxaa sidoo kale warqadda ku xusan in xil wareejinta ay qasab tahay in ay goobjoog ka ahaadaan Xeer Illaaliyaha Guud, Handi Dhawrka Guud, iyo Garyaqaanka Guud.

Sidoo kale waxaa amarka xeer illaaliyaha guud ku xusan in intaasi kadib qofkii dalka dibadiisa u safraya uu ogolaansho weeydiistaa xafiisyada kor ku xusan.

 

new doc 4

 

Goobjoog News