U bood dhigaalka

War Saxaafadeed: Dab Aan Khasaare Geysan oo Ka Kacay Bangiga Dhexe

Sheeko:Amniga

Maamulka Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa  Faahfaahin ka bixiyey Dabkii Xalay ka kacay Qeyb kamid ah Bangiga, kaasi oo aan geysan Wax khasaare ah, waxaana Maamulka Bangiga uu u mahad celiyey Ciidanka Dabdemiska iyo Hay’addaha Amniga oo gacan weyn ka geystay in la laga hortago Khasaare ka dhasho Dabkaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka

Goobjoog News