U bood dhigaalka

Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Qaraxii Isgoyska Hotel Jubba ee Magalaada Muqdisho (Sawirro)

Sheeko:Dalka

Qarax ka dhashay gaari la dhigay gadaasha danbe ee ex-hotel Jubba, gaar ahaan meel lagu ciyaari jiray islamarkaana ah Baar shaah, ayaa ilaa hada dhamashadiisu waxay maraysaa 5 iyo 18 dhawaac ah.

Guddoomiyaha degmada Shangaani Axmed Yalaxow oo Goobjoog waraysi siiyay ayaa xaqiijiyay tirda dhimashada iyo dhawaac “ Dhimashadu markii hore 4 ayay ahayd lakiin hada hal gabar ayaa Isbitaalka ku dhimatay, dhaawacana waa 18, 10 ka mid ah way fudud yihiin”

Guddoomiyihu wuxuu weerarka ku eedeeyay Xarakada Al-shabab “ meesha la weeraray waa meel aan dowlo shaqo ku lahayn, waxaan ka danbeeyay dhagar qabayaasha Alshabab”

Xarakada Al-shabaab dhankooda weli kama aysan hadal weerarkaasi, hase ahaatee weerarkaan ayaa imaanaya xilli magaalada Kismaayo gelinkii hore ee maanta weerar Idmiidaamin ah lagu qaaday xarun  lagu tababarayay ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya.

Sawirada Hoos ka arag

ATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF DEATH AND INJURY Somali soldiers and locals looks at dead bodies of civilians who died after a suicide car bomb exploded near Juba hotel in capital Mogadishu August 22, 2015. At least 21 people were killed in two separate suicide car attacks in Somalia on Saturday, one in Mogadishu and another at a military training base in the southern port city of Kismayu, police and military sources said. REUTERS/Feisal OmarTEMPLATE OUT

ATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF DEATH AND INJURY A Somali soldier looks at dead bodies of civilians who died after a suicide car bomb exploded near Juba hotel in capital Mogadishu August 22, 2015.  At least 21 people were killed in two separate suicide car attacks in Somalia on Saturday, one in Mogadishu and another at a military training base in the southern port city of Kismayu, police and military sources said. REUTERS/Feisal OmarTEMPLATE OUT

A Somali woman walks past the scene of a suicide car bomb attack near Juba hotel in capital Mogadishu August 22, 2015. At least 21 people were killed in two separate suicide car attacks in Somalia on Saturday, one in Mogadishu and another at a military training base in the southern port city of Kismayu, police and military sources said. REUTERS/Feisal Omar