U bood dhigaalka

Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

Sheeko:Caalamka

Maalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada sugayay oo ay uga hadashay masiirka doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha waxaa laga sugayay iney kala caddeyso in doorasho dalka ka dhici karto iyo in kale, si rasmi ah ayey ugu dhawaaqday iney dalkan doorasho ka dhici Karin waqtigii xukuumadda loo igmaday, isla markaana loo baahan yahay muddo korosi, waa hadal qof walba oo si caqli ah u fakarayaa uu sugayay la iskana ogaa inaan doorasho dalkan ka qabsoomi Karin.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hadal Jeedintii  Xaliimo Yarey Ee Baarlamaanka

 

 

Halkan Ka Aqriso Warbixin Ay Goobjoog Ka Qortay Hal Jeedintii Guddoomiye Xaliimo Yarey

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/hadal-jeedintii-xaliimo-yarey-marmarsiiyo-ma-looga-dhigan-karaa-muddo-kordhin-dadban-5-xaqiiqo-oo-muhiim-ah-oo-ay-ka-dhawaajisay/