U bood dhigaalka

Wariye Cabdiweli Jaamac Barre Oo Dib u Helay Xorriyadiisa

Sheeko:Dalka

Ciidamada dowladda Soomaaliya  ayaa goordhaw sii daayey  wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm kaas oo in ka badan 10 saac u xirnaa ciidamada ammaanka.

Waxaa kaloo Wariyaha oo uu wehlinayey wariye madax bannaan oo lagu magacaabo Sakariye Xuseen Maxamuud (Macrauuf) oo isna sidoo kale la sii daayey

Goobjoog News