U bood dhigaalka

Wariye Koronto Oo Dardaaran Siiyey Goobjoog News

Sheeko:Dalka

C/raxmaan Ibraahim Aadan Koronto oo ka mid ah rugcadayaasha saxaafadeed ayaa goor dhaw waxa uau hadal ka jeediyey munaasabadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 4-aad ee Goobjoog, isaga oo hambalyo diray.

Koronto oo muddo badan lasoo shaqeeyay BBC waxa uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ka qeybgalka munaasabadana, waxaana uu sheegay inuu aad ugu farxay shaqada Goobjoog u hayaso shacabkeeda.

Waxa uu sheegay in idaacadda markii uu arkay shaqooyinka ay qabato ay tahay mid aad looga mahadceliyo, waxaana uu ku dhiira geliyey inay ka shaqeeyaan horumarinta dalka.

Goobjoog News