U bood dhigaalka

Wariye Lagu Xiray Hargeysa

Sheeko:Amniga

Ciidamada Ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay Cali Fahad Maxamed jaamac Muuse kaas oo ka mid ah wariyayaasha ka howlgala SAABTV,

Wariye Cali Fahad ayaa waxaa xarunta ugu yimid  ciidamo ka socda laanta danbi baarista ee CID-da iyaga oo u keenay warqad ka socota xarunta loogana dalbanaayo inuu yimaado, markii uu tagay ayaa lagu war geliyey inuu xiran yahay.

Xarigga wariyaha ayaa la sheegay inuu dabo socdo qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebooke oo uu ka soo xitgtay wariye ka kale mana jiro wax ar ah oo ka soo baxay xaruntii uu ka tirsanaa ee SAABTV.

Goobjoog News