U bood dhigaalka

Wasaaradda Amniga Oo Muddo u Qabatay Diiwaangelinta Ilaalada Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

Sheeko:Dalka

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay ammar ku aadan diiwaangeinta ilaalada shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Wareegto kasoo baxday wasaaradda ayaa lagu faray shirkadaha in muddo 30 cisho ah ay kusoo diiwaangeliyaan taas oo ka bilaabatay 2-dii bishan, waxaana ay wasaaraddu sheegtay ciddii aan mudadaasi isku soo diiwaangelin in laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Goobjoog News

Wasaaradda Amniga