U bood dhigaalka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo War Ka Soo Saartay Isbitaalka Yardimeli

Sheeko:Caafimaadka

Wasaardaa caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in wasaaraddaasi aaney jirin wax wada shaqeyn ama howlgelin ah uusan kala dhaxeyn hey’adda Yardimeli ee hirgelisay Isbitaalka Yardimeli.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaardadda ayaa lagu xusay in howlaha caafimaad ee hey’addan ay ka heyso wadanka ay tahay mid aan waafaqsaneyn sharciga iyo qawaaniinta dalka u deggan.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo klae lagu sheeay in wasaaradda aysan u dulqaadan doonin in kaalmada Baniiadamnimo iyo taakulada walaalnimo ee loo fido shacabka Soomaliyeed ay noqdaan kuwo lagu fushado dano gaar ah oo laga macaasho.

Halkaan ka Akhrisho.

Goobjoog News