U bood dhigaalka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo War Ka Soo Saartay Isbitaalka Yardimeli

Sheeko:Caafimaadka

Wasaardaa caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in wasaaraddaasi aaney jirin wax wada shaqeyn ama howlgelin ah uusan kala dhaxeyn heyโ€™adda Yardimeli ee hirgelisay Isbitaalka Yardimeli.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaardadda ayaa lagu xusay in howlaha caafimaad ee heyโ€™addan ay ka heyso wadanka ay tahay mid aan waafaqsaneyn sharciga iyo qawaaniinta dalka u deggan.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo klae lagu sheeay in wasaaradda aysan u dulqaadan doonin in kaalmada Baniiadamnimo iyo taakulada walaalnimo ee loo fido shacabka Soomaliyeed ay noqdaan kuwo lagu fushado dano gaar ah oo laga macaasho.

Halkaan ka Akhrisho.

Goobjoog News