U bood dhigaalka

Wasaaradda Isgaarsiinta Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirweynaha World Mobile

Sheeko:Amniga

Wasiiru-dwalaha Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyada ayaa ka qaybgalay shirweynaha sanadlaha ah ee World Mobile Congress oo ka dhacay magaalada Kigali, Rwanda.

Wasiirka ayaa intii uu ku guda jiray shirka ka qayb qaatay kulan dood wadaag ah oo ku saabsan sidii Africa ula iman lahayd siyaasado wax ku ool ah oo u soo jiidaa hormar waara dhinaca isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyada.

Goobjoog News