U bood dhigaalka

Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku Qabatay Shir looga Hadlay Doorka Ganacsatada Ee Horumarinta Dhaqaalaha Dalka

Sheeko:Caafimaadka

Muqdisho – WaxaamaantalaguqabtaymagaaladaMuqdisho kulan kusaabsandoorkaGanacsatadaee ay ku leeyihiin horumarinta dhaqaalahadalka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliy aayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixintacanshuuraha iyo dib u habaynta hannaanka Maaliyadda dalka.

Kulanka ayaa aadloogu fallanqeeyay kaalinta ay ganacsatadu ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha iyo canshuurbixinta iyo sidii loo horumarin lahaa wadashaqeynta kala dhaxeysa Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Ganagsiga.

Munaasabadda looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdullahi Sheek  Cali Qalocow,  Wasiirdowlaha Wasaaradda Maaliyadda , Maxamuu Xayir Ibraahim, Wasiir Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdulkaadir Shariif S heekhnaa Maye, Madaxda rugtaganacsiga Soomaaliya iyo qeybaha  kale duwan ee ganacsatada iyo bulshada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa uga mahadceliyey ganacsatada Soomaaliyeed oo kaalinta  ay ka qa ateen horumarinta dhaqaalaha iyo doorka ay ku leeyihiin in dalka uu heer kaan soo gaaro maanta, isagoo sidoo kale sigaar ah ugu mahadceliyey Bangiga Hormarinta  Afrika  (AFDB)

” Iskuimaatinkaan ama shirkaan muhiimadda uu leeyahay waxa waaye  u mahadcelin in aan u mahadcelino ganacsatada Soomaaliyeed oo runtii dalkaan halka uu maanta tagan yahay soo gaarsiiyay, iyo in aan iswareysan o oo wixiisu’aalo oo shacabku qabo ugajawaabno. waxaan aad ugu mahacelinyaa African Development Bank (BangigaHorumarinta Afrika) oo arrimahaan naga saacida ama nagataageeraa. In la iskuyimaado, la wadahadalo, wax la is weydiiyo, wax la islagartoaasaaskahorumarkaweeyaan”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Dr .Cabdiraxmaan Beyle.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay tahay muhiim in laga faa’iidaysto Kheyraadka ku jira dalkeenna , sida shidaalka, Gaaska iyo macdanta.

“Waddanka Soomaaliyahaddii uu Yurub ku oo lilahaa waxaa uu noqon lahaa dalka ugu wayn ee Ruush kaxiggaay uu noqon lahaa. Xeebaha ugu dhaadheer Africa ayaa Allenasiiyay. 333 oo KM oo bad ah ayaanleenahayoo lays isku raacsan yahay in Kheyraadkeedu ka nugu badanyahay adduunyada marka la eego bad nuucaas ah”.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cabdullah iSheek Cali Qalocow ayaa sidoo kale  sheegay in ganacsatadaSoomaaliyeed ay door muhiim ah kuleeyihiin wax soo saarka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Wasiir dowlaha wasaaradda Ganacsigaiyo Warshadaha Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa isna boogadiyey doorka ganacsatada ee dhaqaalahadalka.

Kulankaanayaaqeyb ka ahaaBarnaamijyadaWasaaraddaMaaliyaddaee la falgalidaganacsatadiyoqeybaha kale duwaneebulshadaoogacan ka geesanyeyBangigaHormarinta Afrika (AFDB),sikorlooguqaadodhaqaalahaiyowacyigellinta wax soosaarkadakhligadalkaiyobixintacanshuuraha.

Goobjoog News