U bood dhigaalka

Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Amar ku Socdo Dugsiyadda Waxbarashada

Sheeko:Dalka

Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta  soo saartay amar ah in dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka ay si deg deg ah isaga diwaangaliyaan Wasaaradda waxbarashada Soomaaliyeed xarumiheeda kala duwan ee dalka ku yaalla.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda waxbarashadda oo uu ku saxiixnaa Wasiir dowlaha Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay isdiwaangalinta, islamarkaana laga doonaayo in ay isdiwaangaliyaan ilaa 30 Bishaan si loo Ogaado tiradooda iyo Tayado.

Goobjoog News