U bood dhigaalka

Wasiir Odowaa Iyo Madax Kale Oo Ka Qeybgalaya Munaasabadda Goobjoog (Sawirro)

Sheeko:Dalka

Munaasabadda loogu dabaaldegayo sanagurada Afaraad ee Goobjoog ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin aad u badan.

Madaxda ka qeybagalaysa waxaa ka mid ah wasiirka Arrimaa gudaha iyo  Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, wasiirka ganacsiga, wasiir ku xigeenka warfaafinta, xildhibaan Dalxa, xildhibaan C/samad Macallin Maxamuud, Guddoomiyahii hore e gobolka Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Siyaasi Salaad Cali Jeelle, Siyaasi Axmed Macallin Fiqi, iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa soconaya khudbadaha, waxaana la jeedinayaa hadda waxqabadka Goobjoog iyo daraasaad ku saabsan sida loo dhageysto Goobjoog.

IMG_8671 IMG_8672 IMG_8673 IMG_8674 IMG_8675 IMG_8677
Goobjoog News