U bood dhigaalka

Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ”

Sheeko:Cayaaraha

Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu ka qeyb galo tartanka degmooyinka,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay kooxaha iyo ciyaaryahanadaka qeyb galaya tartanka degmooyinka 2020.

Daawo Hadal Jeedintii Wasiir Xamza ee Furitaanka Tartanka Degmooyinka 2020

Maxamed Xuseen Qalinle