U bood dhigaalka

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Qaarkamid ah Saxiixayaasha oo Booqday Gidheys

Sheeko:Dalka

Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdixahaman Mohamed Odawaa iyo Madaxweynayaasha Maaamul Goboleedyada Galmudug iyo ximan iyo xeeb ayaa Maanta Waxay Booqasho ku Gareen Deegaanka Gidheys oo 20km Ujirta Magalada Cadaado .
Masuliyiinta ayaa Waxay umada Soomaliyeed ugu hanbalayeyeen Munaasbada 15may waxaana halkaas hadlo ka soo jeediyay wasiirka arimaha gudaha iyo Federalka  Soomalaiya  Mudane Cabdiraxaman Odawaa
Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Sheegay in wali uu Yahay musharax balse uu Wadada wanaagsan Wax kuraadin doona isgoo sheegay in aysan eedsan doonin dhismaha maamulka isga waa sida uu hadalka udhigaye
Wafdiga ayaa waxaa kamid ahaa wasiir kuxigeenka wasaarada Gadiida ,iyo sidoo Kale godoomiye kuxigeenka maamulka gobolka banaadir .

32510