U bood dhigaalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho

Sheeko:Dalka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha  Yemane Gabreab  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad.

Wasiirka arrimaha dibadda ee  Eritrea iyo wafdiga la socda ayaa lagu wadaa iney wada hadal la yeeshaan madaxda Soomaalida.

Goobjoog News