U bood dhigaalka

Wasiirka Maaliyadda Federaalka oo La Shirsan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Wasiirka Maaliyadda Maxamed Aden Fargeti ayaa Shir Guddoominaya shir ay joogaan Wasiirrada Maaliyadda ee Maamul Goboleedyada dalka.

Shirkan oo hadda socda  Hotel SYL  ee magaalada Muqdisho, waxaa uu socon doonaa muddo sedex Maalmood ah.

Weriyeheena shirka ku sugan ayaa noo sheegay in shirka looga hadlayo in shirka looga hadlayo arimo la xiriira dhaqaalaha iyo sidii dhaqaalaha soo xarooda u qeybsan lahaayeen dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.