U bood dhigaalka

Wax ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore kooxda LLP Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji (Uurey)

Sheeko:Cayaaraha

Wax ka Ogow taariikhda laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo,Gobolka Bay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam Uurey oo sanadkii la soo dhaafay ku geeriyooday Wadanka Canada.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Taariikhdiisa Oo Kooban