Weriyihii caanka ahaa ee muddada dheer kusoo dhex jiray warbaahinta caalamiga ah ayaa u geeriyoodey COVID-19.
Larry King oo muddo 63 sano ah ahaa weriye lagu bartay wareysiyo, qorista buugaagta, abaalmarinno ayaa ku geeriyoodey Cedars-Sinai Medical Center ee  Los Angeles, daâdu waxay aheyd  87.
Goobjoog News