U bood dhigaalka

Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug.

Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka ugu diyaar garoobeyso doorashada 2020 ee aanay ahayn dan Galmudug.

Cidda soo saartay Liiskan ayuu sheegay madaxweyne Xaaf iney kula xisaabtami doonaan, islamarkaana aan la aqbali doonin sida ay wax u dhaceen.

Halkaan hoose ka akhriso: