U bood dhigaalka

Xaflad Xil Wareejin ah oo Ka Dhaceysa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

Sheeko:Dalka

Waxaa xarunta madaxtooyada ka socota xaflad xil wareejinta Wasiirka koobaad ee Federaalka Soomaaliya.

Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in hadda ay xafladda joogaan Labada Mas’uul ee xilka lakala wareegaya, Ra’isul Wasaarihii hore Cabdi Wali Sheekh iyo Ra’isul Wasaaraha cusub Cumar Cabdirashid.

Isha aanu warkan ka helnay ayaa intaa ku darday in sidoo kale ay goobta joogaan Xildhibaano iyo Wasaaradii Cabdiwali.

Madaxweynaha Federaalka Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa in uu Xafladda soo gaaro daqiiqadaha soo socda.

Wararkan oo faahfaahsan la soco:

Goobjoog News