U bood dhigaalka

Xasan Sheekh “Guddoomiye Xaliimo Yarey Ma Ahan In Ay Kororsiimo U qalqaaliso Madaxweyne Farmaajo ”

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Mqudisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin hadal jeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashooyinka Qaran ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo 13-senetar ee loo qoondeeyay Gobolka Banaadir.

Halkan Ka Daawo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Oo La Hadlay Warbaahinta