U bood dhigaalka

Xasan Shiikh iyo Farmaajo oo u Gudbay Wareegga 3-aad

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhow soo dhammaatay wareega labaad ee doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, waxaana wareegaan ku tartamay afaetii musharrax ee ugu codka badanaa wareegii 2-aad, waxaana wareega sedexaad u gudbay musharraxiinta kala ah

Musharrax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 1010 cod

Musharrax madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 83 cod