U bood dhigaalka

Xildhibaan Caawa Muqdisho Ku Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanaa maalmihii ugu dambeeyay balse galabta la geeyay Isbitaalka Madiina uuna caaway ku geeriyooday.

Xildhibaanka ayaa ka tirsanaa Baarlamaanka 10-aad ee golaha Shacabka.

Goobjoog News