Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Geeriyooday

Allah u naxariistee waxaa magaala Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug, kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaanka ayaa lagu bmagacaabi jiray Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). waxaana uu u geeriyooday xanuun maalmihii tagay uu la jiifay marxuumka, sida ay xaqiijiyeen qaar kamida Elelada xildhibaanka geeriyooday.
Baarlamaanka maamulkaas iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka tacseiyeeyey geerida ku timid allah u naxariiste Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti). oo Muqdisho ku geeriyooday.
Goobjoog News
Вы сделали там скольконибудь достойных замечаний. Я искал в Интернете
дополнительную информацию по этому вопросу и обнаружил, сколько большинство людей
согласятся с вашим мнением на этом [url=https://medikspb.com/]сайте[/url].
Вы сделали там скольконибудь достойных замечаний. Я искал в Интернете
дополнительную информацию по этому вопросу и обнаружил, что большинство людей
согласятся с вашим мнением для этом [url=https://medikspb.com/]сайте[/url].