U bood dhigaalka

Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal)

Sheeko:Amniga

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee dowladda dhexe iney jareen miisaaniyaddii Galmudug iyo sidoo kale mashaariic horumarineed ee ka socday deegaannada maamulkaasi.

Odowaa ayaa sheegay in Galmudug aanay wax qarash ah helin 7-dii bil ee lasoo dhaafay, taasi oo uu ku sheegay iney tahay arrin lala yaabo.

Madaxda dowladda ayuu ugu baaqay in aysan jaran wixii ay xaqqa u lahaayeen shacabka Galmudug iyaga oo dano gaar ah eegaya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News