U bood dhigaalka

Xildhibaan Odowaa “Madaxweyne Mooshinka Haddii Lagaala Laabtay Ma Ahan Inaad Saxan Tahay”

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Labadii sano ee uu talada hayey ku mashquulsanaa arrimo badan.

Waxa uu sheegay in waxyaabaha uu sameeyey ka mid ahayd burburinta maamul goboleedyada, weerarada siyaasiyiin dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen C/raxmaan C/shakuur, Cabdi Qeybdiid iyo mas’uuliyiin kale.

Sidoo kale waxa uu sheegay Xildhibaan Odowaa in wax walbo oo laga soo gudbiyey madaxweynaha ay ahaayeen sharci.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News