U bood dhigaalka

Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa” (Video)

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwii mooshinka ka gudbiyey madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in cid walbo oo aan shaqo qaban lala xisaabtami doono.

Xildhibaanka oo ka qeybgalay barnaamijka baarlamaanka ee Goobjoog aya ka hadlay arrimo badan oo ku aadan mooshinkaan.

Sidoo kale, xildhibaanka ayaa ka hadlay arrimaha ku aadan shaqooyinka guddoomiye ku xigennada oo maalmihii ugu dambeeyey amarro soo saarayey iyadoo uu joogo guddoomiyahii golaha shacabka.

Mudane Xasan ayaa sheegay in mooshinkan ay ku badbaadinayaan dalka, islamarkaana wax walbo sharciga ay ku xallin doonaan.

Hoos ka daawo muuqaalka:


Goobjoog News