U bood dhigaalka

Xildhibaanadii Mooshinka Keenay oo Ka Jawaabay Warqaddii Jawaari-Akhri

Sheeko:Dalka

Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa soo saaray war ay kaga jawaabayaan warqadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan Jawaari oo ku aadan wada hadalsiinta Xildhibaanada iyo Xukuumadda.

Xildhibaanada ayaa u soo jeediyay Godoonka in wax laga badalo xeerar badan oo ay sheegeen in ay caqabad ku yihiin hay’adaha Dastuuriga, iyagoo sidoo kale ku booriyay Godoonka in Mooshinka la dadajiyo loona gudbiyo Maxkamadda sare.

Halkan Ka Akhriso Jawaabta