U bood dhigaalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Akhrinta Koowaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay kulan ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Hindise sharciyeedka Shirkadaha ayaa la filayaa in maanta uu maro akhrinta Koowaad, iyadoo xildhibaannada loo akhrin doono sharcigan, si dooddiisa u billaabato.

Sharcigan ayaa ah mid aad u muhiim ah, dalkana waxaa ku yaalla shirkado badan oo gaar loo leeyahay.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News