U bood dhigaalka

Xildhibaanno Cusub Oo Loo Doortey Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi

Sheeko:Baarlamaanka

3 Xildhibaan oo aqalka sare gobollada waqooyi ah ayaa maanta lagu doortey magaalada Muqdisho taasi oo ka dhigeysa Xildhibaannada Senate-ka ee Somaliland ilaa iyo hadda la doorey 9 Xildhibaan.

Doorashadii maanta dhacdey, waxaa loo kala helay sidan:

Kursiga 1aad: Ayub Ismacil Yusuf: 39 cod helay waxaa uu ka guuleystay Xuseen Ceelaabe Faahiye  4(cod) Axmed Faahiye Farxaan Xiidid 1 cod iyo  Maxamed Aden Webiri: 1 cod

Nuuro Faarax Jamac 38 cod helay waxaa uu ka adkaadey Cumar Maxamed Aden Qaadi  7 cod, iyo Caasho Axmed Cabdalla: 0

Deeqo Xasan Xuneen: 24 cod, Hodan Abubakar Xasan 21 cod iyo Amran Cilmi Fariid: 0

Goobjoog News