U bood dhigaalka

Xildhibaanno Cusub Oo Maanta Ku soo Biirey Golaha Shacabka

Sheeko:Dalka

Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii hore ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen iyo Col. Ruush

Xildhibaan Cali Sheekh Cabdulahi  (Cali Afgooye)  ayaa badalay Xuseen Cismaan Xuseen halka Nuur Siidow Baaba Xasan uu isna badalay  Col. Ruush.

Waxaa socda doorashada kursiga 3aad, ee natiijada la soco

Goobjoog News