U bood dhigaalka

Xildhibaanno Ka Sheeganaya Jahawareer Ka Dhacay Golaha Shacabka ee BF

Sheeko:Dalka

Xalay fiidkii, waxaa xildhibaannada golaha shacabka u soo dhacay fariimo abuuray jahawareer iyo isku dhexyaac badan.

Saddex fariin oo kala duwan ayaa u soo dhacday saacad gudaheeda, oo kala xambaarsan ballamo kala duwan, taasi ayaana keentay jahawareerka.

Fariinta 1aad:

M.ne Xil Beri oo Isniin  ah Tar 23 Dec waxaa jira Kulan weynihii Golaha.

Agendaha

  1. U Codeynta H/Sh Maaraynta & Maamulka Maaliyadda
  2. U Codeynta H/Sh Shirkadaha
  3. Akh3aad ee H/Sh Doorashooyinka

Fariinta 2-aad waxaa laga soo reebay akhrisnta 2-aad ee sharciga doorashooyinka, oo waxaa loo dhigay:

M.ne Xil Saxitaan – Raali Ahow

1 Akh3aad ee H/Sh Doorashooyinka cilad farsamo   awgeed waa laga saarey Agendaha bari

Fariinta 3-aad:

M.ne Xil  shirkii beri oo Isniin ah  Tar 23 loo balansanaa waa baaqday

Goobjoog News