U bood dhigaalka

Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland

Sheeko:Baarlamaanka

Xilidhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka gudbiyay Baarlamaanka cusub ee Jubbaland, ka dib markii ay sheegeen in si cadaalad darro lagu soo dhisay Baarlamaankaasi.

Gudoonka baarlamaanka ayaa loo gudbiyay Mooshinka, waxaana qodobada ay cuksanayaan xildhibaanadaan ka mid ah, in shacabka degan gobalada Jubooyinka iyo Gedo aan laga qeybgelin Baarlamaankaasi.

Xildhibaanada oo tiro ahaan gaaraya 43 ayaa sheegay in sidoo kale dowladda aysan goobjoog ka ahayn halka xildhibaanada laga soo xulayay, iyadoo ay jiraan Odayaal shirkaasi kasoo carooday waa sida ay hadalka u dhigeene.

Halkaan hoose ka Akhriso Mooshinka.

 

mosh1

mosh2

mosh3