U bood dhigaalka

Xildhibaanno Puntland Ah: Cadaaladda Hala Keeno Dadkii Kufsaday Kadibna Dilay Caasha (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Baarlamaanka Puntland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay arrinta gabar 12 sano jir ah oo inta la kufsaday hadane lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaannada qaar oo hadlay waxay sheegeen in loo baahan yahay si degdeg ah cadaaladda in la waafajiyo raggaasi.

Waxay tilmaameen xildhibaannadan in falkan uu yahay mid aan indhaha laga daboolan karin, una baahan waxqabasho degdeg ah.

Halkaan hoose ka dhageyso: