Xiriirka TEQBALL Oo Soomaaliya Ku Soo Biiray

Xiriirka TAQBALL oo aduunka ku soo biiray sanadii 2012 ayaa laga daah furay magaalada Muqdisho, waxaana xiriirkan Soomaaliya ka hergeliyay Macow Xuseen Xasan oo horay kaga soo ciyaaray Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudi Carabiya, waxaana munaasabada shaacinta Xiriirkan kasoo qeybgalay madaxda ka tirsan Dowladda iyo laacibiintii hore dalka. Xiriirka TAQBALL waxaa aas aasay muwaadiniin kasoo jeeda … Continue reading Xiriirka TEQBALL Oo Soomaaliya Ku Soo Biiray